Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya. Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah ...
Barlamaanka saddexaad ee maamul-goboleedka Jubaland ayaa shalay doortay guddoonka golahaasi, iyadoo markii saddexaad uu barlamaanka guddoomiye u doortay isla ninkii labadii kal ee hore hoggaaminayay.
MUQDISHO, Soomaaliya - Sheekh Cabdirisaaq Aadan Macalin oo kamid ah wadaada safka hore kaga jira ku dhiiragelinta dadka ee Diinta Islaamka kuna sugan Muqdisho ayaa sheegay in uu dardargelinayo shaqada ...